Waa kuma Xaafid Ameir? Ninka daaha gadaashiis ka maamulayay Tanzania?

Xaafid Ameir Hassan, oo ah seyga Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu Hassan, ayaa shalay ku geeriyooday Isbitaalka Kumbukumbu ya Emilio Mzena ee dalka Zanzibar, halkaas oo lagu dabiibayay, September 7..

16/09/26  •  8 Lượt xem

Người và Blog
Koonis  avatar

Waa kuma Xaafid Ameir? Ninka daaha gadaashiis ka maamulayay Tanzania?

Xaafid Ameir Hassan, oo ah seyga Madaxweynaha Tanzania, Samia Suluhu Hassan, ayaa shalay ku geeriyooday Isbitaalka Kumbukumbu ya Emilio Mzena ee dalka Zanzibar, halkaas oo lagu dabiibayay, September 7, 2026.

War-saxaafadeed uu soo saaray Madaxweyne Ku-xigeenka Tanzania, Deogratius Ndejembi, ayaa lagu sheegay in Xaafid uu la tacaalayay xanuunka wadnaha, isla markaana uu geeriyooday abaare 2-dii aroornimo.

Madaxweyne Ku-xigeenku, isagoo tacsida u diraya, wuxuu yiri:

"Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha sharafta leh, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo dhammaan shacabka Tanzania geeridan murugada leh darted, iyadoo diyaar-garowga aaska uu ka socdo Kizimkazi."

0 Bình luận
Không có bình luận nào được tìm thấy

Những bài viết liên quan